Masuuliyiin kala duwan oo maanta lagu soo dhaweeyay Degmada Dayniile (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta xarunta degmada Dayniile munaasabd soo dhaweyn ah loogu sameeyay Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya , Xildhibaano, Gudoomiyaha gobolka Banaadir , iyo marti sharaf kale. Masuuliyiinta lagu soo dhaweeyay xarunta degmada Dayniile waxaa kamid ahaa Gudoomiyaha gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Yariisow iyo labo kamid ah kuxigeenadiisa, Wasiirka Shaqada iyo Arimaha bulshada Sadiiq Warfaa, Xildhibaano, Gudoomiyaal … Continue reading Masuuliyiin kala duwan oo maanta lagu soo dhaweeyay Degmada Dayniile (Daawo Sawirada)